Muddac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)Ninka garta sheeganaya.
Muddac
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dici)La m.: cid la garramid ama dacwiyid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muddac ↴
garwate | muddac-calayhi | muddici | muddicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg