muddugan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gnaa, -gnayd)

Wax muddug ah ahaansho. ld muddugsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muddugan

muddugnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg muddugan. ld muddugnaansho, muddugsanaan, muddugsanaansho.

muddugsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld muddugan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg