Mudnow

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Qof wax u qalmo noqosho ama ahaansho.

Mudnow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Wax meel ku turqan ahaansho ama noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mudnow

mudnaansho | mudnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg