Muhimmad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Qiimaha, qaayaha ay wax leeyihiin. ld muhiimmad, muhiimmo, muhimmo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muhimmad ↴
islaweyni | muhiimmad | muhiimmo | muhimmo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg