Muho
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-hday, -hatay)1. Wax ku hungoobid. 2. U m.: cid ama wax kalgacayl ama rabid u qabid; uurka wax ka doonid; wax laabraacid. 3. U m.: khatar uga baqid (cid). ld maho, moho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muho ↴
maho | moho | muhasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg