Mujaahid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo/-diin, m.dh)Qof wax xaq ah u dagaalamaya.
Mujaahid
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Ku m./u m.: wax xaq ah u dagaallamid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mujaahid ↴
mujaahidid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg