Mujtahid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-diin, m.dh)1. Qof dadaal badan. 2. (dii.) Qof diinta Islaamka aad u yaqaan oo baaritaan badan ku sameeyey xaqiiqadana gaaray.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mujtahid ↴
ijtihaad | ijtihaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg