Mukay
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(mukay, m.dh) (bot.) Geed weyn oo jirrid aad u weyn leh, kana baxa hareeraha durdurrada iyo webiyada, miro macaan oo la cunana leh; daray.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mukay ↴
daray |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg