Mulki

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Maal aad u badan. 2. Hantida qof leeyahay. ld milki¹.

Mulki

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, iday/-isay)

Hanti la wareegid. ld milki².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mulki

yad | meerso | micigabaarrey | mihiib | mihiibi | milki | milki | milkiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg