Mululrin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Rimidda uu rimo dheddig mulul ah. ld mululrimid.

Mululrin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mululrin

mululrimid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg