Mulxid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-diin, m.dh)

(dii.) Gaal, kufri; qof aan diimaha rumaysnayn.

Mulxid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-diin, m.dh)

(fals.) Qof aan xiisayn ama aan dan ka lahayn arrimaha ku saabsan diinta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mulxid

mulxidnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg