murdi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku tirid. 2. Cunto weel ka wada dhammayn. ld mudri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh murdi ↴
mudri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld murdi.
mudrin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld murdin.
mudris [Magac Lab | Noun Masculine]
ld murdin.
mudursan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la murdiyay ahaansho.
murdin [m.f.dh]
eeg murdi. ld mudrin, mudris, murdis.
murdis [m.l]
ld murdin.
murdiso [m.dh]
Farta gacanta oo suulka iyo fardhexaadda u dhexeysa, murugsato.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg