mudri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld murdi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mudri ↴
mudrin [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld murdin.
mudris [Magac Lab | Noun Masculine]
ld murdin.
murdi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Badar bisil, subag, caano, malab iwm oo weel ku haray far ku tirid. 2. Cunto weel ka wada dhammayn. ld mudri.
murdin [m.f.dh]
eeg murdi. ld mudrin, mudris, murdis.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg