Musmaar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro/masaamiir, m.dh)Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh. ld musbaar¹.
Musmaar
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Musmaar wax iskula dhejin. 2. Ku m.: cid,cid kale ku dirid. ld musbaar².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga musmaar ↴
bixi | masaamiir | musbaar | musbaar | musbaaran | musbaarasho | musbaarid | musbaarnaan | musbaarnaansho | musbaaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg