Muufee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-feeyay, -faysay)

Cunto meel god ah ama dhismo loogu talagalay oo kulul ku dubid ama ku shiilid. ld moofee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muufee

moofee | muufayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg