Muuqo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)

1. Wax la arki karo noqosho. 2. U m.: wax dhab ahaantiisa mooyaane si kale u arkid ama u fahmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muuqo

dhexmuuqo | muuqasho | tir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg