Naagayso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. Naag ka dhigasho. 2. Naag xiriir galmo la yeelasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naagayso ↴
naagaysasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg