Naajaxsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax bisil ahaansho. 2. Wax dhinac kasta ka raalli ah ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naajaxsan ↴
naajaxsanaan | naajaxsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg