Naaqus

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. N. ah: wax aan dhaamayn. 2. N. ah: qof garashadiisu yartahay. ld naaqis¹.

Naaqus

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

1. Wax yaraaday noqosho. 2. Qof aan dhammayn noqosho. ld naaqis².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naaqus

naaqis | naaqis | naaqisi | naaqisid | naaqisin | naaqusi | naaqusid | naaqusin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg