Naasacelis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.l)

Maro dumarka naasaha ku xidhaan oo dhexda ku leh laba god oo naasuhu geli karaan, dacalladeeduna ku dhamaadaan biro isa sudimi kara; keeshali; rajabeeto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naasacelis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg