Naatariyam

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-mo, m.dh)

(kiim.) Bir firfircoon oo jilicsan; waana curiyaha labaad ee biraha alkaliga (ururka I ee tusaha kalgalka).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naatariyam

naatariyam-haydaroogsaydh | naatariyam-koloraydh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg