Naatariyam-haydaroogsaydh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dhyo, m.dh)

(kiim.) (koostic sooda, NaOH). Adke cad oo sayax-milme ah una habaysan duneed, ilays gudbintiisuna liidato. Milanka uu ku jiraa waa alkali xooggan waana gudbiye-milme.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naatariyam-haydaroogsaydh


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg