Nabaadguur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed, geedo soo bixi waayaan.

Nabaadguur

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Nafaqaddarro dhulka gaartay awgeed geed soo bixi waayid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabaadguur

nabaadguuri | nabaadguurid | nabaadguurin | nabaadguuris | maas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg