nabaadguuri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Dhul nabaadguur ku ridid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabaadguuri

nabaadguurid
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nabaadguur².

nabaadguurin
[Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]

eeg nabaadguuri. ld nabaadguuris.

nabaadguuris
[m.l]

ld nabaadguurin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg