Nabdi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Dad colaadi dhextaal heshiisiin. 2. Cid salaamid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabdi

nabdid | nabdin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg