Nabsi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hoog iyo dhibaato lagu abaal mariyo qof abaaldarnaaday ama ballan furay. 2. Hoog iyo dhibaato uu la kulmo qof eed galay.
Nabsi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Nabsi ku reebid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nabsi ↴
nabsiyid | caaqilo | cuqubee | cuqubo | dhif |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg