Nacnac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Macmacaan yaryar udgoon oo la muudsado.

Nacnac

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hadal badan oo aan macno lahayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nacnac

nacnaclee | nacnacleyn | sokornabaad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg