Niyaxumow
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-maaday, -maatay)1. Qof aan niyo wanaagsanayn noqosho. 2. Ka n.: wax rajo aan wanaagsanayn ka qabid. ld niyadxumow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga niyaxumow ↴
niyadxumow | niyaxumaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg