Niyaxun

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-maa, -mayd)

1. Qof aan daacad ahayn ahaansho. 2. Qof aan niyo wanaagsanayn ahaansho. ld niyadxun.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga niyaxun

niyadxun | niyaxumaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg