Nolol
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Muddada naftu joogto ee u dhaxaysa dhalashada iyo dhimashada. 2. Si lagu noolyahay oo lagu dhaqmo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nolol ↴
qaajabbeel | raaxayso | raaxee | raaxo | taariikh-nololeed | xabaalnololi | xabaalnololin | afkuxuuble | aruurin | baraarujin-caafimaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg