Nololey

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qaybta ka mid ah oogada dhulka iyo gibilkiisa ee ay nafleydu ku noolaan karto, amase, ay nafleydu ku nooshahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nololey


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg