Noobiyad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhismo dheer oo nal iftiima oo midabbo kala duwan leh oo xeebaha iyo jasiiradaha lagu dhiso si maraakiibta, doonyaha iwm uga qiyaas qaataan; munaarad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga noobiyad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg