Nugul

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig Urur | Noun Masculine/Feminine Collective Isrogrogga:

Xoolaha aan harraadka u adkeysi badnayn sida lo'da, fardaha iyo idaha.

Nugul

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-glaa, -glayd)

Nafley aan adkeysi lahayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nugul

raalliyo | baangad | baranugul | baraqnugul | beernugul | caycay | daruurnugul | dhegannugul | dhegawaddan | dhiifoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg