Nuguushi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Xiddigaha nuguushiyaha la yiraahdo (nuguushi cad iyo nuguushi guduudan) oo raqaha ku jira midkood, waxay u dhexeyaan cadaad iyo afagaal; agaalli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuguushi ↴
afaggaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg