Nuqsaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate Isrogrogga:N. ah: wax aan dhammayn. ld nusqaan¹.
Nuqsaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Wax aan dhammayn noqosho. ld nusqaan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga nuqsaan ↴
nuqsaamid | nusqaan | nusqaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg