Odayee
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)1. (f.g) Geel la lisayo caanihiisa qeybin. 2. (f.mg) Ka o.:hawl, arrin iwm si xilkasnimo leh u dhexgelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga odayee ↴
odayeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg