Okhole
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Gaawe weyn oo sida badan qori ka samaysan oo ceelasha gaaggaaban biyaha looga soo darsado.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga okhole ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg