Okobban
Qaabnaxa: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Qof wax la faray oggol oo qabashadiisa ku faraxsan ahaansho. ld okobboon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga okobban ↴
okobbanaan | okobbanaansho | okobboon | okobboonaan | okobboonaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg