Ollog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)1. Daymo, fiiro. 2. Dhowaan. 3. Deris.
Ollog
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Wax si gaar ah u dayid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ollog ↴
ollogid | ollogleh | jiiraan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg