Ontorro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(bot.) Geed weyn qodax lahayn, hoos fiican, oo leh miro kulkulucsan oo macaan. ld hontorro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ontorro

hontorro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg