Ood
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo. 2. Geed qodax leh.
Ood
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Geed la gooyey xero ka samayn. 2. Xero, guri iwm afka ka daboolid.
Laamadood*
Lulmo hurda yar oo aan badnayn inyar seexasho
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
lama-iyaaka-dhexdood-nacbudu-aa-ku-jirtaa*
Wax walba wax ayaa ku duugan.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
Ereygan waa uu ku jiraa qaamuuska, qoraalkiisa ayaa qaldan. \"laammadood\" ayuu u qormaa uguna jiraa qaamnuuska mahadsanid.
Macne Dheeraad ah
Waa "laamaddood" ee raali ahaada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ood ↴
aabyood | xaafood | edebdarrood | faajafajood | faalaxgooddi | faalaxgooddi | faalaxgooddin | faalaxgooddis | faalaxgooddiyid | faallood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg