Oodgeddi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Xero ama guri diqoobay meel u dhow u rarid (xoolo).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oodgeddi

oodgeddin | oodgeddis | oodgeddisasho | oodgeddiso | oodrogasho | oodrogo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg