Oodkac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hilib yaryar oo shiilan oo keyd gala; muqmad.

Oodkac

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -kici)

Hilib muqmad ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oodkac

oodkacan | oodkacasho | oodkacnaan | oodkacnaansho | oodkaco | oodkicid | tabatabbo | collob |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg