Oroob

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Socdaal dheer oo herinta meel fog u ugaarsi tageyso, iyadoo awr raranaysa sahayna qaadanaysa, oo maqnaanaysa bil ama laba.

Oroob

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Socdaal dheer oo ay dumarku meel fog ugu caws doontaan iyagoo badan, qaatana awr iyo sahay, kuna qaadata muddo aan ka yareyn bil.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga oroob

ooroobid | goob | hanna | qoroqoroobid | xoroobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg