Qaabbilo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Maalinta uu dirirku la fadhiyo dayaxa oo dadku aaminsan yihiin in ay tahay maalin cawo leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaabbilo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg