Qaabdarro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Qaab xumaanta ay wax leeyihiin; qaabxun. ld qaabdarri. qaabdarri, qaabxun

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaabdarro

qaabdarri | cag-qoolaaban | candhaaq | lagu-dhasho | qaybta lafaha |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg