Qaalmarrogad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Rogmasho uu qof hawada dhexdeeda ku sameeyo mar ama laba. ld qaalmarrogasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaalmarrogad

qaalmarrogasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg