Qaan

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

1. Nooc kalluunka ka mid ah. 2. Geela intiisa da'da yar oo aan weli curan ama raridda gaarin. 3. (-aaman, m.l), Meesha dhuuban ee daanka.

Qaan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Hanti, dhiig iwm oo cid lagu yeesho.

Qaan

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Is q.: xil is qaadid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaan

taabbaqaad | xaajayaqaan | laabtuurle | ontoogoni | qaambax | qaambixid | qaamee | qaameysan | qaamid | qaamow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg