Qaansoole
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(bot.) Nooc geedgaabka ka mid ah oo baxsha laamo kor u baxa oo soo qalloocda, qaabka qaansada yeesha, kana baxa cadduunka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaansoole ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg