Qabaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Weel xoldhan oo geed jirriddii laga qoro oo xoolaha la waraabinayo biyaha loogu shubo. 2. Weel gudihiisa dadku ku mayrto iyo mid dharka lagu dhax meyro.
Qabaal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)(xis.) Nooc ka mid ah toobineed oo leh xoodbeeg u dhexeeya oo iyol (oleli). Tubta bar socota sallax oo wadarta fogaanta ay u jirtaa laba barood oo maguuran ah ay tahay madoorsoome. Labada barood ee maguuraanka waxa la yiraahdaa kulmisyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qabaal ↴
dube | seef-cireed | suur | wareeq | xoodbeeg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg